Saturday, April 7, 2018

Balotelli Oo Si Deg-Deg Ah Uga Fal Celiyay Kulankii Xiisaha Lahaa Ee Dhex Maray Man City & Man United



Weeraryahankii hore ee kooxda Man City ee Mario Balotelli ayaa ka fal celiyay kulankii xiisaha lahaa ee ay kooxda Man United guusha soo laabashada leh ka gaartay kooxda Man City.

City ayaa qaybtii hore hogaanka u qabatay ciyaarta iyaga oo ay laba gool u dhaliyeen xiddigaha Vincent Kompany Iyo Ilkay Guendogan waliba qaab qurux badan soo bandhigay.


Laakiin United ayaa qaybtii dambe soo laabasho cajiib ah samaysay iyaga oo guusha ku gaaray 3 gool oo ay u dhaliyeen xiddigaha Paul Pogba 2 gool iyo Chris Smalling.

Mario ayaa ugu horayn u hambalyeeyay xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba oo uu ugu hambalyeeyay labadii gool ee uu ka dhaliyay kulanka isaga oo sidoo kale United ugu hambalyeeyay in ayna ciyaarta ka niyad jabin.

Xiddiga reer Italy ayaa sidoo kale ka hadlay khaladaad dhanka garsooraha ka yimid oo uu Mario aaminsanaa isaga oo sheegay in khaladkii lagu galay Sergio Aguero uu ahaa rikoore cad.

Isaga oo ka hadlaya rikoorada laga diiday ayuu yiri” sidee ayayna tani rikoore u ahayn, maya maxa ka dhacaya meesha?.

Isaga oo oo u hambalyeynaya Pagba ayuu yiri” Hambalyo, pogba labadaada gool iyo in ayna United ka niyad jabin ciyaarta, laakiin waxa uu ahaa rikoore”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

4 comments:

  1. Hello, Miyaad u baahan tahay waqti dheer, ama muddo gaaban ama deyn ah oo leh dulsaar yar oo hooseeya illaa 2%? Dhibaatada dhaqaaluhu ma saameeyaa sanadkan? Anigu waxaan ahay Mrs Elizabeth, aniga oo ah milkiilaha shirkad amaahda iyo waxaan siinayaa amaah iyo amaan ah.

    * Miyaad raadineysaa miisaaniyad aad ku bixiso dhibcaha iyo deymaha?
    * Ma raadineysaa dhaqaale si aad u sameyso ganacsigaaga?
    * Ma u baahan tahay amaahda ganacsiga gaarka ah ama ganacsiga ujeedooyin kala duwan?
    * Ma waxaad raadineysaa amaahda si aad u fuliso mashaariic waaweyn?

    Haddii jawaabtaadu haa tahay, waxaan kaa caawin karaa.

    * Waxaan ku siin karaa ilaa € 100,000,000 Euro.
    * Waxaad dooran kartaa inta u dhaxeysa 1 ilaa 30 sano si aad dib ugu bixiso.
    * Waxaad dooran kartaa inta u dhaxeysa bil kasta iyo Qorshaha Dib u bixinta Sanadlaha ah.
    * Shuruudaha Lacagta Dheeriga ah.

    Fadlan haddii aad xiiseyneyso dib u fiiri cinwaanka emailkan:
    mrs.elizabethloanfirm@gmail.com

    Waxaad haysataa 100% damaanad ah in lagu siin doono amaahda dhamaadka deyntan.

    Walaacaal
    Mr Elizabeth

    ReplyDelete
  2. Ma u baahan tahay amaah degdeg ah si aad u xalliso dhibaatooyinkaaga dhaqaale? Waxaan bixinnaa deymaha ganacsiga, amaahda shakhsiyeed, amaahda guriga, deymaha, amaahda arooska, amaahda ardayga, amaahda bangiga, amaahda bangiga iyo deyn bixinta biilasha. Waad ogtahay sida loo qiimeeyo credit. annaga. Deynta dib-u-maalgelinta guriga oo leh dulsaarka hooseeya ee 3% ee baajinta shakhsiyaadka. Haddii aad xiiseyneyso, fadlan nala soo xiriir oo hadda codso. Leo
    Shirkadda wax ka qabta amaahda. TALLAALKA QALABKA ELEKTRONIC POST :: nooca: williamsloanfundshelp@gmail.com

    ReplyDelete
  3. Gacaliye,
    LOAN AS FAST WAA SIDA LAGA HELAY 48 saacadood. Maalgelinta maaliyadda Richard Micro Fund Plc. Bixinta deynta aan lahayn dammaanadda sida: Deymaha la hubiyay iyo kuwa aan la hubin, Deynka ardayga, Deynka guryaha, Lacagta Deynsashada, Amaahaha caadiga ah, Deymaha aan Laheyn, Dhibaatada Dhamaadka Dhammaan waa la heli karaa.
    Faahfaahinta isticmaalaha:
    Magaca oo buuxa:
    Taariikhda Dhalashada:
    Lamaanaha:
    Xaaladda guurka:
    Cinwaanka:
    Dal:
    Gobolka:
    Magaalada:
    Gobolka:
    Lambarka boostada:
    Taleefan:
    Cinwaanka emailka:
    Ujeedada amaahda:
    Lacagta amaahda:
    Waqtiga amaahda:
    Dakhligaaga bisha:
    Sarkaalka ammaahda ah ee boostada ee Via Email: (Richardwillianloancompany@gmail.com) Iyo macluumaad, La xiriir cinwaankayaga internetka: www.richardwillian.com

    Mahadsanidin,
    Mudane Richard Willian.

    ReplyDelete
  4. Dear sir,

    I am a direct Mandate to a genuinely renowned Investment Finance Company offering Cash & Asset Backed Financial Instruments on Lease and Sale at the best rates and with the most feasible procedures.

    Instruments offered can be put in all forms of trade and can be monetized or discounted for direct funding. For Inquiry contact.

    Email: longmornprojectfinances@gmail.com

    Skype: longmornprojectfinance@hotmail.com

    Whatsapp : +1(661)262-9225

    Warm Regards
    Simon Federman

    ReplyDelete