Kooxda Chelsea ayaa ku jirta wakhti adag iyada oo laga reebay tartanka champions League sidoo kale laga badiyay kulamo horyaalka ah oo muhiim ah.
Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ayaa 11 dhibcood ka dambaysa kooxda kaalinta 4-aad kaga jirta horyaalka ee Tottenham oo guul gaartay.
Blues ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha marka ay garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhawayn doonto kooxda West Ham kulan ka tirsan horyaalka La Liga.
Kulanka: Chelsea Vs West Ham
Tartanka: Premier League
Wakhtiga: 6:30 Fiidnimo
Garoonka: Stamford Bridge
XAQIIQOOYINKA KULANKA:
Chelsea ayaan laga badinin 11 kulan oo Premier League ah oo ay la ciyaartay West Ham, tan iyo markii ay guuldarro 2-0 ah kala kulantay bishii September 2002.
Alvaro Morata ayaa shabaqa soo taabtay labadii kulan ee ugu danbeysay ee Chelsea tartamada oo dhan laakiin wali gool muu dhalin 3 kulan oo xiriir ah.
Marko Arnautovic oo dhaliyay goolkii ay West Ham kaga badisay chelsea ayaa dhaliyay 9 kulan oo horyaalka premier League ah xilli ciyaareedkan xiddigii ugu dambeeyay ee West Ham ah ee dhaliya 10 gool ayaa ahaa Diafra Sakho xilli ciyaareedkii 2014/2015.
Kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka ahaa ee ay West Ham laba kulan ka badisay Chelsea xilli ciyaareed kaliya ayaa ahaa 2002/2003 markaas oo ay West Ham ka hartay horyaalka.
Hello, Miyaad u baahan tahay waqti dheer, ama muddo gaaban ama deyn ah oo leh dulsaar yar oo hooseeya illaa 2%? Dhibaatada dhaqaaluhu ma saameeyaa sanadkan? Anigu waxaan ahay Mrs Elizabeth, aniga oo ah milkiilaha shirkad amaahda iyo waxaan siinayaa amaah iyo amaan ah.
ReplyDelete* Miyaad raadineysaa miisaaniyad aad ku bixiso dhibcaha iyo deymaha?
* Ma raadineysaa dhaqaale si aad u sameyso ganacsigaaga?
* Ma u baahan tahay amaahda ganacsiga gaarka ah ama ganacsiga ujeedooyin kala duwan?
* Ma waxaad raadineysaa amaahda si aad u fuliso mashaariic waaweyn?
Haddii jawaabtaadu haa tahay, waxaan kaa caawin karaa.
* Waxaan ku siin karaa ilaa € 100,000,000 Euro.
* Waxaad dooran kartaa inta u dhaxeysa 1 ilaa 30 sano si aad dib ugu bixiso.
* Waxaad dooran kartaa inta u dhaxeysa bil kasta iyo Qorshaha Dib u bixinta Sanadlaha ah.
* Shuruudaha Lacagta Dheeriga ah.
Fadlan haddii aad xiiseyneyso dib u fiiri cinwaanka emailkan:
mrs.elizabethloanfirm@gmail.com
Waxaad haysataa 100% damaanad ah in lagu siin doono amaahda dhamaadka deyntan.
Walaacaal
Mr Elizabeth